Personal Strategic Plan

Waxaa Farxad inoo ahayd in shalay galab oo khamiis ahayd 04-Janaury-2024, Mogdisho inoogu qabsoomay Tababarkeenii ahaa Personal Strategic Plan- Hanaanka qorshaynta Nolosha.

Waxaana Tababarkaas kasoo qaybgalay qaar kamida dhalinta Mogdisho oo aan ugu Mahadcelinayno kaso qaybgalkooda.

Sidoo kale waxaan halkan rabnaa inaan ugu Mahadcelino ustaadki Tababarka bixinayey Ustaad Ismail Buule, iyo dhamaan Teamki ka shaqaynayey kulankaas qurxoon.

Ballanteenu Waa Dajinta iyo Fullinta qorshayaal Nolosheena ay ku hormari karto.

Maka mid ahayd dadkii ka qaybgalay adiga?

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *