4.00
(1 Rating)

Monitoring and Evolution (M&E)

Categories: Business
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

  1. Course Descriptions

Koorsada Kormeerka iyo Qiimaynta (Monitoring and Evaluation – M&E) waxaa loogu talagalay in ardayda lagu baro xirfadaha lagama maarmaanka u ah la socodka iyo qiimaynta mashaariicda ama barnaamijyada si loo hubiyo in yoolalka la gaarayo loona hagaajiyo waxqabadka. Koorsadani waxay ka koobantahay mowduucyo ay ka mid yihiin: dejinta tilmaamayaasha waxqabadka (KPIs), ururinta iyo falanqaynta xogta, sameynta warbixinno qiimayn ah, iyo qaababka go’aan gaarista ku saleysan natiijooyinka. Ardaydu waxay ku baran doonaan farsamooyinka ugu waxtarka badan ee lagu qiimeeyo saameynta mashaariicda iyo horumarinta qorshayaasha mustaqbalka.

 
 
Show More

Course Content

Module 1-Introduction to MEAL in Grant Proposals

  • Lesson 1-Introduction Module
    03:59
  • Lesson 2-What is the Meal?
    09:40
  • Lesson 3- Why Meal Matters?
    06:00
  • Lesson 4-Real scenario case studies
    02:08
  • Lesson 5- Monitoring System
    03:21
  • Lesson 6-Evaluation Activities & Accountability Component
    02:23
  • Lesson 7-Learning and Adaptation
    03:20
  • Module 1- Slides

Module 2-Designing a MEAL Framework

Module 3- Donor Expectations

Module 4- Monitoring vs Data Collection

Module 5: Evaluation Approaches

Module 6-Accountability Mechanism in MEAL

Module 7-Learning and Adaptive Management

Student Ratings & Reviews

4.0
Total 1 Rating
5
0 Rating
4
1 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
Waxaa ka faa iiday inaa aqoon duruqsan o la haado ka war qabka dukaankeeyga oo aa sifiican uga war qabo hoolaha dukaanka inee sifiican igu kula socdaan