-

Health Service Management
1.Course Description Health Service Management waa koorso diiradda saareysa maamulka iyo hoggaaminta adeegyada caafimaadka, iyadoo ardayda lagu barayo sida loo qorsheeyo, loo maamulo, loona kormeero xarumaha iyo adeegyada caafimaad si wax ku ool ah, tayo leh, isla markaana u waafaqsan baahiyaha bulshada. 2. Who Can Learn Koorsadani waxay ku habboon tahay: Shaqaalaha Caafimaadka (Health Professionals)…