𝗦𝗮𝗹𝗲𝘀 𝗮𝗻𝗱 𝗠𝗮𝗿𝗸𝗲𝘁𝗶𝗻𝗴
Machadka Tababarada Success Skills Institute-SSI ayaa Mogdisho wuxuu Tababar ugu qabtay Arday, Ganacsato, shirkadaha kala duwan ee ka jira wadanka iyo dhalinyaro ku shaqaysata iibka iyo Suuq gaynta Seminar ah 𝗦𝗮𝗹𝗲𝘀 𝗮𝗻𝗱 𝗠𝗮𝗿𝗸𝗲𝘁𝗶𝗻𝗴. In ka badan 400 oo qof ayaa ka faaideysatay seminarka Muhiimka u ahaa wax Iibinta iyo Suuqgaynta alaabaha kale duwan ee ganacsatada…