NGO Management
Shalay galab, waxaan si guul leh u qabanay seminar muhiim ah oo ku saabsanaa NGO Management, kaasoo uu si xirfad leh u soo bandhigay Ustaad Mohamed Abdirahman. Seminarkan waxa uu ahaa mid loogu talagalay in lagu kobciyo aqoonta iyo xirfadaha ka qaybgalayaasha, iyagoo helay fahan qoto dheer oo ku saabsan maaraynta ururada aan dowliga ahayn…