Author: Deikha Abdi

  • Dood Wadaag

    27 December 2023 Mogdisho, Ardayda barato Public Speaking- Fagaare ka hadalka ayaa Maanta loo qabtay dood ku saabsanayd “𝗖𝗮𝗾𝗮𝗯𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗦𝘂𝘂𝗾𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗾𝗮𝗱𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝘆𝘀𝘁𝗮 𝗗𝗵𝗮𝗹𝗹𝗶𝗻𝘆𝗮𝗿𝗮𝗱𝗮” taas oo ujeedkoodu ahaa in lafahmo Caqabadaha dhalinta suuqa shaqada ka haysto iyo Fursadaha ay haystaan, sidoo kalena Ardayda ay ku bartaan si looga qaybqaato Doodaha fagaareyaasha lagu qabto…