𝑷𝒓𝒐𝒋𝒆𝒄𝒕 𝑴𝒂𝒏𝒂𝒈𝒆𝒎𝒆𝒏𝒕




Maanta waxaa si Nabad ah inoogu soo dhamaaday Semimarkeenii 𝑷𝒓𝒐𝒋𝒆𝒄𝒕 𝑴𝒂𝒏𝒂𝒈𝒆𝒎𝒆𝒏𝒕 kaas oo labadii Maalin udambaysay 25,26 Janauary 2024, uu qabanayey Macadka Tababarada Success Skills Institute
Seminarka waxaa ka faaideystay dhalinyara kala duwan aad u danaynaysay inay wax badan ka ogaadaan ama ka bartaan habka loo maareeyo Mashaariicda.
Seminaarka kadib waxaa dhamaan ka qaybgalayaasha la gudoonsiiyey shahaadooyin cadaynahay inay ka qaybgaleen seminar ah Project Management.
Waxaan ugu Hambalyeynaynaa Halkan dhamaan dhallinyaradii ka faaideysatay, waqtigoodana soo geliyey seminarkaas.