𝙉𝙂𝙊 𝙈𝙖𝙣𝙖𝙜𝙚𝙢𝙚𝙣𝙩




Mogdisho𝟭𝟱-𝗠𝗮𝘆-𝟮𝟬𝟮𝟰 Galab Arbaca waxaa si qurux badan inoogu dhacay Seminaarkii 𝙉𝙂𝙊 𝙈𝙖𝙣𝙖𝙜𝙚𝙢𝙚𝙣𝙩 oo ay dhalinyaro badan ka faaideysteen.
Seminarka waxaa bixinayey Ustaad Aadam Aadam Hassan.
Waxaan u hambalyeynaynaa dhalinyaradii ka faaideysatay ee Nasiibkoodu saaciday inay qayb ka Noqdaan.