Office Management Skills

Shalay galab waxaa si qurux badan inoogu qabsoomay Seminarkii aan ku Ballansanayn ee ahaa Office Management Skills, kaas oo ay ka faaideysteen dhalinyaro badan.

Seminarka waxaan soo jeedinayey Ustaad Burhaan Mohamed Osman, Muddo badan kasoo shaqaynayey howlaha Maamulka.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *