𝗙𝗮𝗴𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮 (𝗣𝘂𝗯𝗹𝗶𝗰 𝗦𝗽𝗲𝗮𝗸𝗶𝗻𝗴)

𝗠𝗮𝗿𝗸𝗮𝗹𝗲 𝗶𝘆𝗼 𝗠𝗮𝘀𝗿𝗮𝘅𝗮 𝗦𝗦𝗜 𝗶𝘆𝗼 𝗠𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻 𝗸𝗮𝗹𝗲 𝗼𝗼 𝗪𝗲𝘆𝗻 𝗼𝗼 𝗧𝗮𝗯𝗮𝗯𝗮𝗿 𝗮𝗵.

Shalay galab waxaa si guul ah inoogu qabsoomay Seminar lagu xoojinayey sarana loogu qaaday aqoonta Dhallinyarada la xiriirta 𝗙𝗮𝗴𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮 (𝗣𝘂𝗯𝗹𝗶𝗰 𝗦𝗽𝗲𝗮𝗸𝗶𝗻𝗴) kaas oo uu bixinayey 𝗨𝘀𝘁𝗮𝗮𝗱 𝗔𝗯𝗱𝗶𝗳𝗶𝘁𝗮𝗵 𝗞𝗵𝗮𝘀𝗶𝗺 𝗔𝗹𝗶.

Waxaana Programkan ka faaideystay dhallinyaro kala duwan oo ka kooban bulshada qeybaheeda kala duwan.

Machadka Tababarada SSI, waa mid mar walba u taagan sare u qaadida aqoonta iyo Xirfada dhallinyarada.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *