Learn the Fundamentals of Data Analytics

Categories: Data Sciences
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Course Description

Koorsadan Learn the Fundamentals of Data Analytics waa koorso aasaasi ah oo si tartiib ah kuu gelinaysa dunida Falanqaynta Xogta (Data Analytics). Waxay ka kooban tahay 8 cutub (Modules) oo si nidaamsan u dhisan, kuwaas oo ku baraya waxa ay tahay Data Analytics, doorka falanqeeyaha xogta, ilaha xogta, qalabka la isticmaalo, iyo sida go’aanno xog ku saleysan loogu gaaro ganacsiga iyo hay’adaha kala duwan.


Koorsadu waxay si gaar ah ugu habboon tahay qof kasta oo doonaya inuu bilaabo xirfad Data Analysis balse aan hore wax uga aqoon.

🎯Maxaad Koorsadan U Qaadanaysaa?

  • Waxay ku siinaysaa bilow sax ah oo ku saabsan Data Analytics

  • Waxaad fahmi doontaa doorka Data Analyst iyo sida uu u shaqeeyo

  • Waxaad baran doontaa qalabka iyo fikradaha aasaasiga ah ee falanqaynta xogta

  • Waxay kuu diyaarinaysaa mustaqbal xirfadeed oo ku saleysan xog

  • Waxaad la jaanqaadi doontaa tignoolajiyada casriga ah sida GenAI & AI

👥Yaa Loogu Talagalay Koorsadan?

Koorsadan waxay ku habboon tahay:

  • Arday doonaya xirfad casri ah

  • Qof raba inuu bilaabo Data Analysis bilow ilaa heer faham

  • Shaqaale ganacsi, suuqgeyn ama maamulka ah

  • Qof kasta oo daneeya xog, go’aan-qaadasho iyo falanqayn

  • Qof aan hore khibrad u lahayn Data Analytics

     

Show More

What Will You Learn?

  • Fahamka Data Analytics iyo noocyadeeda kala duwan
  • Ilaha xogta, qaababka xogta iyo tayadooda
  • Qalabka awoodda u leh Data Analytics
  • Sida xogta loogu isticmaalo go’aan-qaadashada ganacsiga & suuqgeynta
  • Fursadaha shaqo iyo waddooyinka xirfadeed ee Data Analytics
  • Fikir falanqeyn (Analytical Thinking) iyo xalinta dhibaatooyinka
  • Anshaxa xogta, asturnaanta iyo caddaaladda falanqaynta
  • Isticmaalka Generative AI (GenAI) si loo helo xog-falanqayn casri ah

Course Content

Module 0-All Resource Course

  • All Power Points
  • Course Outline

Module-1: Over View of Data Analytics

Module 2: Exploring Different Data Sources

Module 3: Discovering the Tools That Power Data Analytic

Module 4: Data-Driven Decision Making in Business and Marketing

Module 5: Career Opportunities and Data analysis

Module 6: Analytical Thinking and Problem-Solving

Module 7: Ethics, Data Governance, and Future Trends

Module 8: GenAI in Data Analytics

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet