Health Service Management

Categories: Health
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

1.Course Description

Health Service Management waa koorso diiradda saareysa maamulka iyo hoggaaminta adeegyada caafimaadka, iyadoo ardayda lagu barayo sida loo qorsheeyo, loo maamulo, loona kormeero xarumaha iyo adeegyada caafimaad si wax ku ool ah, tayo leh, isla markaana u waafaqsan baahiyaha bulshada.

2. Who Can Learn

Koorsadani waxay ku habboon tahay:

  1. Shaqaalaha Caafimaadka (Health Professionals)
  2. Ardayda iyo Qalinjebiyayaasha Caafimaadka Guud (Public Health Students & Graduates)
  3. Maamulayaasha iyo Hoggaamiyeyaasha Xarumo Caafimaad
  4. Ardayda Cilmiga Bulshada iyo Maareynta
  5. Shaqaalaha NGO-yada iyo Mashruucyada Caafimaadka
  6. Qof kasta oo xiiseeya Hoggaaminta iyo Maamulka Caafimaadka

3. What You Earn After Completion of This Course

  • Certificate of Completion course of Health Service Management

What Will You Learn?

  • Nidaamka iyo Qaab-dhismeedka Caafimaadka
  • Siyaasadda Caafimaadka iyo Qorsheynta
  • Xirfadaha Hoggaaminta iyo Maamulka
  • Maareynta Shaqaalaha Caafimaadka
  • Maamulka Maaliyadda Adeegyada Caafimaadka
  • Maareynta Xogta iyo Macluumaadka Caafimaadka
  • Hagaajinta Tayada Adeegga iyo Badbaadada Bukaanka
  • Maamulka Hawlaha Isbitaalka iyo Xarunta Caafimaadka
  • Maareynta Caafimaadka Bulshada iyo Public Health
  • Anshaxa iyo Arrimaha Sharciga ee Adeegyada Caafimaadka

Course Content

Module 1- Introduction to Health Management Services

  • Lesson 1: Introduction to Hospital Management
    05:05
  • Lesson 2: What is Health?
    03:54
  • Lesson 3: Health Management
    04:53
  • Lesson 4: Difference Between Management AndAdministration
    04:42
  • Lesson 5: Managerial Functions Managerial Skills
    06:21
  • Lesson 6: Functions of Health Management
    07:10
  • Lesson 7: Difference Roles Doctor and Manager
    02:22
  • Module One Slides

Module 2- Hospitals

Module 3- Health Care Services

Module 4-Hospital Functions

Module 5- Ward Management Hospital WARD

Module 6-Labour Room Management

Module 7-Operation Theater Management

Module 8-Nursing Management

Module 9- Human Resource Management

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet