𝗞𝘂𝗹𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗗𝗵𝗮𝗹𝗹𝗶𝗻𝘆𝗮𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗛𝗮𝗹𝗱𝗼𝗼𝗿𝗸𝗮 𝗕𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮




Maanta waxaan si guul ah inoogu qabsoomay Seminar lagu xoojinayey sarana loogu qaaday aqoonta Dhallinyarada ciwaankiisuna ahaa “𝙎𝙞𝙙𝙖 𝙪𝙜𝙪 𝙨𝙖𝙭𝙖𝙣 𝙚𝙚 𝙡𝙤𝙤𝙜𝙖 𝙛𝙖𝙖𝙞𝙙𝙚𝙮𝙨𝙖𝙣 𝙠𝙖𝙧𝙤 𝙬𝙖𝙦𝙩𝙞𝙜𝙖 𝙡𝙤𝙤𝙣𝙖 𝙣𝙤𝙦𝙤𝙣 𝙠𝙖𝙧𝙤 𝙦𝙤𝙛 𝙬𝙖𝙭 𝙨𝙤𝙤 𝙨𝙖𝙖𝙧 𝙡𝙚𝙝” kaas oo uu bixinayey 𝗗𝗿. 𝗔𝗯𝗱𝗶𝘄𝗮𝗵𝗮𝗯 𝗔𝗯𝗱𝘂𝗹𝗹𝗮𝗵𝗶 𝗘𝗹𝗺𝗶.
Waxaana Programkan ka faaideystay dhallinyaro kala duwan oo ka kooban bulshada qeybaheeda kala duwan.
Machadka Tababarada SSI, waa mid mar walba u taagan sare u qaadida aqoonta iyo Xirfada dhallinyarada.
Adiga Maka mid tahay Teamki ka faaideystay kulanki Maanta.