𝗔𝗰𝗾𝘂𝗶𝗿𝗶𝗻𝗴 𝗟𝗶𝗳𝗲 𝗦𝗸𝗶𝗹𝗹𝘀




Shalay galab waxaa si qurux badan inoogu qabsoomay Seminarkii aan ku Ballansanayn ee ahaa 𝗛𝗮𝗻𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗫𝗶𝗿𝗳𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗡𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮 (𝗔𝗰𝗾𝘂𝗶𝗿𝗶𝗻𝗴 𝗟𝗶𝗳𝗲 𝗦𝗸𝗶𝗹𝗹𝘀). kaas oo ay ka faaideysteen dhalinyaro badan.
Seminarka waxaan soo jeedinayey 𝗣𝗿𝗼𝗳. 𝗔𝗯𝗱𝗶𝗿𝗶𝘇𝗮𝗸 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗛𝗮𝘀𝗵𝗶.